Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ilmo yar oo neeftu dhibayso?
SomaliDoc:
Maya, xabka hadduu raago waa dhib in la soo saaro, wuxuu dhibaato geysan lahaa wuu geystay, taasoo ay ka mid tahay in dhuumaha yaryar ee hawada qaado ee sambabka ku jiro inuu ku dhex qallalo, laakiin caruurta qaarkood markii ay waynaadaan way ka gudbaan cilladaan.
Caafimaad baan kuu rajaynayaa
Salaado cali:
Jazakaalah dhaqtar suaal kale midka wayn waxay igu dhaheen waan qalaynaa markuu gaaro 2 sano maxaad igula talin laheed
SomaliDoc:
Halkee ku nooshahay oo lagu qali rabaa? Qalliinka loo sameynayane magaciis?
Salaado cali:
Asc waan ka xumahay inaan la soo daaho jawaabta
Waxaan ku noolahay south africa waxa qaliin magaca kuma qorna kaliya waxaa ku qoran opertion age 2yrs thanks dr
Salaado cali:
Asc jazakalaah dhaaqtiirta sharfta leha wili jwb ayaan idinka sugaayaa waxay igu dhaheen qanjidh ayaa sanka gadaashiisa ku yaaala marka waxaan aad u jecelaan lahaa inaan xal u helo haday jurto sabab keenayso inay sidaan ku dhashaan oo ayadan aheeyan dhaxal
Iyo mustaqbalkoodo wuxuu noqon karo miisaan yari wili iimay sheegin dhaaqtiirta marksa waan waydiiyaan jazkalaha dr
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version