Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxa isku arkay cun cun xaninyaha ah?

(1/1)

Abdi Haaji:
Waxa isku arkay cun cun xaninyaha ah.  Cuncunki wxa kadhashy finan oo marka aan  riixo afkooda wxa kasobaxa wax cad  kdb finki afkisa wxu xirma meshana wxe naqata meel kuusan oo aad moodo in dhagax kujiro mana aha hal xabo ee wa bdnyihiiin hadaa riixana wx xanuuna kamadarremo cuncunki zaaidka aha markii hore jirayne maqabo.  Hadaba wa maxaay finankaas waweyn oo kasokusan xaninyaha?

SomaliDoc:
Cuncunka xaniinyaha waxyaabo badan ayaa keeno, laakiin hadduu la socdo faruuruc ama nabro sida aad tilmantay waxaad u baahan tahay in aad la xiriirtid dhakhtar si loo eego, kadibna baaritaan laguugu diro.
Nabraha badankodo aragti ayaa lagu gartaa mana ka ogaan karo halkaan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version