Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal:waa maxay estrogen?

(1/1)

Xireey Xuuriye Dhuxul:
asc suasheydu waxa weyaan waa maxay estrogen

SomaliDoc:
Estrogen waa dheecaan (hormone) ay sameeyaan ukun-sideyaashu (ovaries).

Estrogen waa hormoon xukumo wareega caadada qofta dumarka ah iyo waxaa kalo uu ka falgalaa nidaamka xubiinta wax soo saarka dhanka dhalmada, kaadi mareenka, wadnaha iyo xididaha dhiiga maro, lafaha, naasaha, maqaarka, timaaha, murqaha qaaska iyo maskaxda. Hormoonka Estrogenka intaas oo xubin ayuu xukumaa nidaamka ay ku shaqeeyaan, dumarka la soo darista hoolgabnimada dhanka dhalmada laga yaaba in aay isku aragto xanuuno kala  gedisan ku yimaado xibnahaas uu ka falgalo hormoonka Estrogeenka maadaama soo saarka hormoonka estrogen-ka uu yaraado.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version