Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Maxaa keena in ay dibnahaaga qolof cad korto? Maxaase lagula tacaali karaa?

(1/1)

Cabdi2:
Dhowrkii sano ee u danbeeyay waxa aan isku arkay in afkeyga (Dibnaha, gaar ahaan ta hoose) ay qolof cad korto! haddii aan qooyo oo aan maro ku xoqo caddaanku waa uu iga baaba'ayaa... laakiin marka aan xoog u xoqo dhiigbaa ka yimaadda kadibna meeshii waxa ay isu beddesha dhibic madow oo dibinta iiga taal. Caddaankaas wax xanuun ah iguma hayo laakiin waan dhibsaday.

SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version