Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan jeclahay mar walbo inaan cuno....?

(1/1)

Madiino muxudiin:
Waan idin salaamay
Waan idinkaaga mahad celinaa
Sida sharafta leh aad noo qiimeeysaan

Waxaan ahay Hooyo naas nuujiso
Markaan uurka qaaday ilaa iyo hada Waxaan jeclahay inaan cuno baraf
Ma dhaafi karo
Waxaa liigu dhahay waa caafimaad  daro
Lkn aniga hadii aan cunin labo maalin runtii fir fircooni Ma helaayo
Hadii aan cuntada cuno Waxaan iskaaga dajiyaa barafka asagoo aan jab jabiyay
Maxaa igaaga imaan karo barafka

Waad mahad santihiin

SomaliDoc:
Arrintaan horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6012.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version