Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilmo indhaha ka qubanaysa?

(1/1)

Same-gaas:
Asc dr waan ku salaamay dr waxaan qabaa su'aal caafimaad taas oo ah "illin iga qubanaysa indhaha"
Waxayna iga timaada illintaasi waqtiyada aan lulmoodo oo kale oo aan hamaansado ama aan caajis dareemo,hadii aan qoslo mararka qaar wey iga soo yaacdaa waxaana noqdaa sida qof OOYAYA oo kale hadii dabayl yar ama neecaawina ay iiga dhacdo waa lamid oo waan ka ilmeeya.
Handana mararka qaar waxaan moodaya in ay isha wax iiga jiraan waxa dhaqtara oo aan kala xiriiray ama dawo indhood oo aan isticmaalayna ma jirto.
Waxaana jirtay waqti isha dhexdeeda qaybta cad uu iga soo baxay nabar fin ah hase ahaate aanan isticmaalin wax dawo ah.



           Mahadsanid

SomaliDoc:
Su'aasha waxaan uga jawaabnay halkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3898.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version