Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa i xanuunaysa labada sal ee badhida dhexdooda?

(1/1)

Ugbad Nur:
waxa i xanuunaysa labada sal ee badhida dhexdoda halka xididada dareenka lugaha maran mudo bilo ahba
laga bilaabo maalmo koobna oo aan marmar qabow fadhiyey dhowr saac marka mxa u dawa tolow hospitalkana wan ka cabsoday ina aado wxn is dhahay wa intaso marada iska feyd lagu dhaha
wxa idhiba fadhiga lugaha i kabubyoda qabow badana leh kursi looxa hadan fadhistana waxaaba i xanuuna dhabarka
doctors mxa xala mrkaa
sc

SomaliDoc:
Qasab ma ahan in lagu feedo, waana muhiim in aad dhakhtar la xiriirtaa maxaa yeelay astaamaha aad ka cabanayso xanuuno keeni karo waxaa lagu ogaadaa baaritaano dhiig, qaarka kalane raajo ama sawir scan ah.

Ugbad Nur:
jazakalah haye doctor waan aadaya hospital ka

Navigation

[0] Message Index

Go to full version