Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hilib ka idaha waa ka cabsadaa?

(1/1)

Ashom:
Hilib ka idaha waa ka cabsadaa uma cuno sidii ari cadka oo kale
Qatar miyoo leeyahay hilib ka idaha?
Waxaa igu batay in hilib ka idaha tufta iyo waxyaabo kale u daran yahay
.thanks

SomaliDoc:
Akhriso qoraal ku saabsan Idaha oo aan ka hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5927.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version