Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan dareemaa in neefta igu adkaanayso?

(1/1)

Abdiwali Mahamed:
Waad, mahadsan tihiin aniga marka aan seexdo waxaan dareemaa in neefta igu adkaanayso, mararka qaar, gaar haan markaan dhinaca bidix u jiifsado, maxaa keeni kara?,

SomaliDoc:
Fadlan la xiriir dhakhtar ee halagaa baaro xanuun wadnaha ama sambabada ah.
Akhriso astaamaha kale ee lagu garto xanuunka wadnaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,520.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version