Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena shik shigitaanka??

(1/1)

Abubakar ali:
Su.aal maxaa keena shik shigitaanka? Iyo cabsi buuxda ah xiliga aad shik shigeesid
Sideena la iskaga daween karaa?

SomaliDoc:
Akhriso qoraal aan uga hadalnay cillada shikshiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html

Abubakar ali:
Mahadsanid  dhaqtar lkn sideen iska joojin karaa shig shiga
Ama aan uga fcnaan karaa?

SomaliDoc:
Sida ku xusan qoraalka kore ee aan kuu tilmaamay, ma jirto daawo shigshigga loogu talagalay, hadduu qofka yar yahay, shigshigga waa la sixi karaa iyadoo alal kaashanayo qof aqoon u leh hadalka iyo hadlidda, laakiin hadduu qofka ku waynaado way dhib badan tahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version