Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xabad sowdada intee la marin karaa?

(1/1)

Khaliil1:
asc wrx wb..  waa ku mahadsantihiin pagekaan  wax badan ayaan ka faiiday.
suasheyda waatan. xabad sowdada. intee la marinkaraa inteese la marin karin....  hadii la mariyo  xubinka taranka ragga dhib miyee leedahay faaido ma u leedahay  qaasatan haduu xanuun jiro..

SomaliDoc:
Xabad sowdada lama mariyo nabraha qoyan, waxay ku sii badisaa dheecaanka.
Waxa kaloo la marin boogaha, way sii qodaa khaasatan midda saliidda ah.
Saliid xabad sowdada way kulushahay oo xubnaha jilcsan sida kuwa taranka waa laga ilaaliyaa oo waxay keeni akrtaa hambab iyo xasaasiyad ama maqaarka ayay qolfoof u yeeli kartaa.
Akhriso qoraal ku saabsan faa'idooyinka xabad sowdada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version