Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i xanuna dhabarka iyo mandhicirka?
(1/1)
Yuzra12:
Waxa leeyahay uur 6 week ah waxaa i xanuna dhabarka iyo mandhicirka wadaheeyga xoog ayuu u garaacmaa markaan salaada tukado aad ayaan u nex tuuraa dabar daro ayaan dareemaa ma la isdhihi karaa fatamiinka ayaa igu yar maxaase igula talinee
SomaliDoc:
Waa suura gal in dhiig yari ku hayso, waa suura gal in xanuun kale jiro sida infekshanka kaadiheysta oo isagane lahaan karo astaamahaas.
Fadlan u tag dhakhtar si loo ogaado cillada ku hayso.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version