Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay miisan madaxa iga saaran?  (Read 3231 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Axmed Kanadi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay miisan madaxa iga saaran?
« on: February 19, 2016, 08:37:38 AM »
Asc dhakhatiirta sharafta Aad baan idiin salaamaya dhaman waxan raba in aad iga cawisan xanuunkan aan isku arkay l waxan mararka qaar isku arkaa culeys madaxa iga saran iyo mergiyada oo i giigsama dawakhad farabadan xanuunkan markii aanmsanad isku dareemah waxaan u tagay markii danbe dakhtar neurologist ah waxa uu i qoray daawoyin ay ka mid yihin respidone oo aan qadanayay bil ka bacdi aan ku arkay side effect fara badan oo ay kanmid ahayen qoorta oo i qaloocsantay kabacdi marki danbe ku noqday dakhtarka una shegay waxyelada dawada kadib igu soo badalay dawo kale oo side effect badan lahayn lana yidhaah Olyzapine
Waxan isaga yara daremay in aan sidi ka so.yara ficnaday hadana igu so noqday xanunkii mudo ka bacdi markaan joojiyay daawadii
Dr waxyaabaha ugu badan aan dareemo waxa ka mida
1.culeys madaxa iga saaran dhinaca basada xigta ee dhexda
2.wareer faro badan indhaha oo aana wax ka arkayn
3.baqdin walwal faro badan awood daro iyo daal murqaha ah
4.feejignaan faro badan (Alertness)
5.margiyada oo i giigsama
6.miyir doorsomid
7.cadho farabadan
Dictor waxaan raba in aad iga cawiso iga waranto xanuunka noocan ah? Aad bad u mahadsantay?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay miisan madaxa iga saaran?
« Reply #1 on: February 25, 2016, 02:55:10 PM »
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Generalized Anxiety Disorder", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5901.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26505
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 27151
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25443
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10136
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9795
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc