Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: In mudda ah ayaa waxa i xanunaya lugta bidix?
(1/1)
Zeynab:
Asc wr wb bacda salam waxan raba in aan idiin weydiyo su'aal in mudda ah ayaa waxa i xanunaya lugta bidix cirribta marka hurdada kaso toso dhukka ma dhigi karin hadi dhagax uar ah aan cirtibta ku istago wey i xanuuni jirtay hada xanunki hire wan ka roonhy lakiin wili xanuunka wuu i haayaa. Mar marna waxa i xanuna neerfaha xanunka nerfaha haduu zaaid igu naqdana isha middig ayaa gudaha iga xanunta lakin ayamahy nerfo xanun jogta aya i hayo iyo qoor xanun. Waa maxay sababta? wax an idinka codsanaya inaad iiga soo jawaabtaan. Mahadsaniin
SomaliDoc:
In xanuunka uu neerfo yahay in la hubiyo ayaa habboon marka hore.
Midda kale bal fikrad ka qaado waxa neerfe laga wado: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html
Midda ku saabsan cirib xanuunka, horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html
Fadlan la xiriir dhakhtar si loo ogaado xanuunkaan aad dhinaca ka dareemaysid waxa uu yahay.
Zeynab:
Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version