Author Topic: Su'aal: Hadaan waqti badan ku foororo buug aniga oo aqrinayo?  (Read 3812 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Bunka

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hadaan waqti badan ku foororo buug aniga oo aqrinayo?
« on: February 15, 2016, 06:12:09 PM »
Salan kadib aad ayaad u mahadsantihiin hawshan wanagsan aad hysaan ajar Allah ha idinka.siiyo

Waxaan raba inaad ii sheegto hadaan waqti badan  ku foororo buug aniga oo aqrinayo ama xifdinayo oo waliba qol.un ku jiro waqtigyga u badan oo banaankaba usoo bixin waxooga an yara nasanayo maahane.
Marka ma cafimaad daro ayan ka  qadi.karaa arintaa Mise waa oo waan iska wataa

waxaan ahay nin aad wax u aqris badan oo wliba jecel inaan xafido casharka aan aqrinayo her waxaan gaaray aanba qolkyga ka bixin marka dhaqanka noocas ah dhibaato muu ii keen I karaa cafimaad ah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hadaan waqti badan ku foororo buug aniga oo aqrinayo?
« Reply #1 on: February 24, 2016, 01:51:38 PM »
Arrintaan waxaa loo yaqaanaa "Eye Strain", ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3150.0.html
Fadlan raac talooyinka ku xusan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhidka badan iyo Cabsida"xishoodka"?

Started by AhmeddaahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15856
Last post October 19, 2016, 06:58:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21115
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15539
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78280
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48115
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc