Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilmaha markay yaryihiiin la garaaco mxay u dhibi kartaa?

<< < (2/2)

SomaliDoc:

--- Quote from: My143ismail on February 21, 2016, 12:23:10 PM ---Marka hore Docotor aad ayaan kaga mahad celinaa huufnaantada iyo Deeqsimnimada aad Ugu deeqeyso cilimiga u Alle Ku siiyey (SW) Umada Somaliyed meel walba ay joogaan.
Su'ashan Hadaan usii gudo galo Doctor Qodob aad u Muhiim ah ayaad ku hustay Qodobada aad so Qortay Waana Sida:-

-Haddu ilmahaagu alle ku xasuusiyo ama ku dhaho: Aabow ilaahay ka cabso ama alle dartii igu cafi iyo ilaahay ayaan u tawbad keenay iyo wax la mid ah in aadan usha ku sii wadin

Waxan so xasuustay yaraanteydii macalinka dugsiga ii dhigi jirey Kheyr Allaha Siiyee Markaan Qalad Sameeyo O Isagana iskku dayo inuu i garaaco Islama uu usha Igu xanuunjiyo Ayaan Dhihi jirey
"Macalin Illahay Dartiis igu cafu" Asna Wuxuu I dhihi jirey "Illahay Dartiis ayaan kugu Garaacaya" Taa iyadana Kawaran. Mahadsanid

--- End quote ---

Haddii aan isla su'aasha adiga kugu soo celiyo, ma alle dartii ayuu laguu garaacayay oo alle miyaa dambi ka gashay?
Barashada quraanka dartii in ilmaha loo garaaco ma ahan, meeqo ayaa dugsiga iyo quraankaba uga carartay garaac dartiis!!.

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version