Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa isku arkay cuncun jidhka dhan ah?

(1/1)

Nehaa:
Suasheyda  waxay tahy  doct  waxaa  isku  arkay  cuncun  jidhka  dhan  ah then  doct  ayaa  laxariiray  dhigag  badan  u gaaday  kadib  wuxu  dhahay allergic  iyo  infection  faceka  hore  ah  waaye  then  dawoyinki  wanku  raystay  almost  One  Week  OK  ahaan  ahaa  then  waso  labatay  hada  maxaa  sababi  karaaa  doct  waxaan  solabanaya.

SomaliDoc:
Haddii waxa soo laabtay aad ka wadid cuncunka, waa wax la fisho in cuncunka uu soo laabto, maxaa yeelay ma jirto daawo lagu baa'biyo cuncunka.
Cuncunka wuxuu ka dhashaa wax qofka uu ku dhashay, haddii aad la kulantid wax aad allerji ku tahay, cuncunka wuu soo laabanayaa.
Laakiin waxaa muhiim ah in aad ogaatid waxyaabaha aad dhibsatid waxa ay yihiin si aad uga fogaatid.
Akhriso Allergy-ga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html
Akhriso Sanboorka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5658.0.html
Akhriso Cuncunka Indhaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5764.0.html
Akhriso Neefta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html
Akhriso Xajiinta Gacmaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1091.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version