Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shigshiga ma nerves baa mise waa dabiici?
(1/1)
Cayuush Omer:
asc warahmah akhwaani waxan idin waydinaya shigshiga ma nerves ba mise waa dabiici ?? maxay noqon karta dawadiisa??
mahadsanidin
SomaliDoc:
Akhriso qoraal ku saabsan shigshiga waxa uu yahay? noocyada uu u kala baxo? waxa keeno? iyo sida loo daaweeyo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version