Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wax iiga sheeg xanunka muruq bood boodka?

(1/1)

Shukri Cise:
Asc Dr wad kumahadsan tahay shaqada ad noo hayso. Waxan rabaa inaad wax iiga sheegto xanunka muruq bood boodaya ama dhaqdhaqaaqaya maxaa keena

SomaliDoc:
Qoraalkaan horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5666.0.html

Shukri Cise:
Waa mahadsan tahay Dr M. dubaaxin maaha waa xanuun aad udaran oo qabanaya dhabarka ilaa margiyada oo jiif iyo joogba udiiday maamo uu qabtay oo xataa kaar jabin ayna waxba katarayn adoo aad umahadsan ditoore maxad kula talinaysaa

SomaliDoc:
Haddii ay saas tahay, waa in qofkaas laga baaro lafdhabarta, waxay u badan tahay cillad neerfo oo ka dhalatay cadaadis lafdhabarta ka yimid.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version