Author Topic: Su'aal: Imisa jeer aya ugu fiican inan galo gymka todobaadkii?  (Read 14134 times)

0 Members and 5 Guests are viewing this topic.

Offline Salmnyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Imisa jeer aya ugu fiican inan galo gymka todobaadkii?
« on: February 18, 2016, 11:46:22 PM »
asc wan salamaya dhaman bahda dhakahtiirta sharafta leh     Illaahayna ha idinka jazaai siiyo howshan fican ee ad kaga baahitirteen dadka somaliyeed   intaa kadib.
waxan sameya jimicsi  marka waxan waydiinaya  dhakhaatiirta imisa jeer aya ugu fiican inan galo gymka todobaadkii
maalintise   ma  hal galin aya fican mise labada galinba.
cuntooyinka ugu fican ee ka qayb qaadan kara inan jidh ahan dhismo ano jimcsiga wada mxa ka mida.
thank you allah ha idin barakeeyo dhaman  dhakhaatiirta sharafta leh.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Imisa jeer aya ugu fiican inan galo gymka todobaadkii?
« Reply #1 on: February 25, 2016, 01:10:42 PM »
Waxaa muhiim ah in la ogaado jimicsiga aad samaynayso nooca uu yahay iyo mudada aad samaynayso ee kuma xirna Gym galintaanka.
Waxaa intaa sii dheer in awoodaada iyo caafimaadkaaga waa inay isku dheelli tiran yihiin iyo jimicsigaaga, sidaas awgeed ma jirto wax la isku ogyahay oo qof kastaa lagu dabaqi karo.

Dadka way kala duwan yihiin, awoodooda iyo baahidooda jimicsina way kala duwan tahay.
Cunnooyinka fiican in aad ku dadaasho waa walxaha protein-ka leh sida caanaha, hilibka, beerka, kalluunka, digaaga, miraha sida digirta, masagada iyo khudaarta cagaaran oo idil.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Mar marka qaar o aad moodo wax hada dhacay inan hada ka hor arkay?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 10
Views: 41508
Last post April 15, 2018, 02:30:28 PM
by Muxya62
Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?

Started by SaakinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7834
Last post April 28, 2016, 04:37:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35208
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9865
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan isku arkay inan markiiba kacayso xubintayda?

Started by AlcadaalaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4121
Last post March 18, 2016, 12:08:24 PM
by SomaliDoc