Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa mudo bilo ah i xanuunaya qeybta hoose ee caloosha?

(1/1)

Umu khaalid:
Asc somalidoc waxaan qabaa su'aal ah sidan waxaa mudo bilo ah i xanuunaya qeybta hoose ee caloosha sidii qof caadada dhiiga heyso oo kale maalintii xanuunkan i bilaabayay waxaa igu soo booday shuban iyo matag si xoogan ayaa la eega maroojinayay mindhicirada waliba dhanka bidix ayuu u badan yahy xanuunku tabarta dhan wey ega tagtay xanuunka dartiis maalintaas kadib ma aanan arag shubankii iyo matagii iyo waliba xanuunkii badnaa laakin waan dareemayaa si tartiib ah mar mar caadi ayaan ahay wali doctor mantagin waayo magaranayo doctor keen aadaa makan dumarka mase mid kale thanks alot

SomaliDoc:
Fadlan u tag dhakhtar guud oo saxarada iska baar, waxay u badan tahay infekshan caloosha ah, waxaana filayaa inuu noqon doono 'Amoeba"

Umu khaalid:
Mahadsanidiin somalidoc wa jazakumulahu kheyr

Navigation

[0] Message Index

Go to full version