Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: QOFKA XIDHO DHAR AMA KABA CIRIIRI KU AH?
(1/1)
Abdiqani.:
Dharka iyo kabaha ciriiriga ah ay dhilintu u badayihiin dhibaata miayay ku keentaa qofka caafimaadkiisa?Cudurrasa malaga qaadaa?
SomaliDoc:
Kabaha haddii ay aad u cariiri yihiin oo cagta qasab lagu galinayo, waxay badali karaan muuqaal dhismeedka lafaha cagta, tanne dabcan caafimaadka uma fiicno, waxay keeni kartaa in murqaha ay kogaan, seedaha qalfoofaan ama cagta qalloocatabo, haddii ilmaha loo galiyo kabo noocaan ah, waxay howlgabin kartaa korriinka cagta caruurta.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version