Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxanan isku arkay nabro igasoo baxay hoosta?

(1/1)

Laki Haji:
waan idin salaamay bahda sharafta leh ee pagekan qiimaha badan salaan kadib wlalayaal sual ayaan qabaa.
waxaan ahay gabar dhalinyaraa aan wali guursan waxanan isku arkay nabro igasoo baxay hoosta oo sida finanka wajiga dadka kasoo baxa oo kale ah,qaybtood nabraha afka yay dheecan ku yeeshan wayna xanun badanyihiin,sidoo kale waxaan isku arkay dheecaan cad oo fara badan oo uraya, oo hoosta iga yimaada marwalba xata kastumaha galin hadan qabo waa qoydaa mana garanayo sababta keentay.plz iga jaahil saara mahadsnidiin.
jizaaka allah.

SomaliDoc:
Waa calaamad infekshan, halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan arrintaan:
1- Infekshanka cabeebka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html
2- Maxaa haweenka ku badiyaya infekshanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version