Author Topic: Su'aal: Madax xanuun badan xataa waan matagaa?  (Read 2787 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mame534

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Madax xanuun badan xataa waan matagaa?
« on: February 16, 2016, 10:04:38 PM »
dr ascm waxaan leeyahay madax xanuun badan xataa waan matagaa markuu xoog iixanuuno
markaan seexdo aroortii uu ibogsataa intabadan marka ay qadada wakhtiga aan dhaafiyo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madax xanuun badan xataa waan matagaa?
« Reply #1 on: February 24, 2016, 02:19:51 PM »
Madax xanuunka wuu noocyo badan, waxaa jira nooc ka dhasha cadaadiska maskaxda oo siyaado loona yaqaano "Itracranial Pressure", haddii madax xanuunkaagu uu leeyahay matag, iftiinka oo ku dhibo iyo aragga oo caad kaa fuulo, waa in dhakhtarka si dhakhso ah ula xiriirtaa, waxyaabaha keeni karo waxaa ka mid ah: infekshanka maskaxda ku dhaco sida meningitis-ka, daawooyinka qaar iyo cudurro kale.

Akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33474
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32550
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23713
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29635
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21589
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre