Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hooyo ayaa waxa xanuuna jilbaha?

(1/1)

Zeynab:
Asc somalidoc hooyo ayaa waxa xanuuna jilbaha markey is bartayna waxa lagu dhahay waa neerfo daawoyin ee soo siiyeen xanuunka wuu ku soo noo noqoda takhtar kale aye u tagtay raajo aya laga saaray waxeyna dhahen  lafta ayaa wax yar kala fog waxad u mu bahantahay Hooya maogola qaliinka in lagu sameyo xanunkina in mudo kadib wuu kusoo no noqda dhibato miyey u keeni karta?                 Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Waxay u badan tahay iyo hooyo xanuunkaan uu hayo ee bal aqoon u yeelo marka hore: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version