Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i bararo indhaha hoostooda?
(1/1)
Maimunakhalif:
Marka hore waad ku mahadsantihiin dadkii aas aasay pagekan waxaan wey diin lahaain suaashaan la iga jawabo waxaa ibararo indhaha hoostoodemarka qaarna guduud ayey inoqdaan marka waxaan raba jn laiga jahil bixiyo ma wax cudur ehaa aniga wax xanuun eh iguma hayso lkn wajiga ayey iga foolxumeyneysaa waxaan ahy gabar da'a yar oo waxaan ku arki jiray dadka waayeelka .marka waxaan raba sida laisaga daaweeyo
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5900.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version