Author Topic: Su'aal: Meelaha iga durugsan oon wax ka arkeen?  (Read 3794 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Madruud

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Meelaha iga durugsan oon wax ka arkeen?
« on: February 21, 2016, 05:22:29 PM »
asc dhaman dhaqaatiirta, waadna ku mahadsantihiin shaqada fiican ee bulshada soomaaliyeed u heysiin.
su: in muddo ah waxa iga fog ma sixi karo tusaale ahaan markii aan sabuuradda cashir aan ka qoranaayo waa inaan u soo dhawaadaa hadii aan ka fogaado xarfaha kalama saari karo, maxaa keeni kara dhibaatadaas,




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Meelaha iga durugsan oon wax ka arkeen?
« Reply #1 on: February 28, 2016, 03:14:30 PM »
Fadlan akhriso qoraalkaan oo la xiriir dhakhtar indho si lagaaga cabiro aragga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: