Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: XANUUN KAADI MAREENKA?

(1/1)

Saalax1588:
Salamu calekum walaal waxaan alla idin ka baryayaa in ilahay idin naxriisto sida wanaagsan aad Umada ugu adegesaan

Magacegu waa Jaamac
Waxaan ku noolahay wadan ka mid ah European country waxaan in muda ah I hayay xanuun kaas oo ah dhanka kaadi mareenka Mar Alaala Marka aan kaadiyo aan weesada galo waxaa daremaya in wax kaadi u eg iga imaanedo hadaan eegana xubinta taran ka ma lahan wax qoyaan ah hadana maskaxda waxaan darenka i siinayaa in wax iga yimaden hadana ma lahan wax qoyaan ah Xubinteda taran ka waxaan daremaa aroortii kaadida oo i gubta xanuun dhanka köre ee timaha mår mår lakin dhibatada u ween aan daremayo waa shakigan mår walba weesada iga waswaasiya fadlan ii so jawaba dawada dhaqtarkega i so qoray waxaa la dhahaa Naproxen Myland 500 mg  magaca dawada Hadii aysan English aheyn Dabcan waa Swedish

SomaliDoc:
Waxaa la dareemaa arrintaas markii ibta kaadida soo qaado uu inflammation ku dhaco, waana nooc ka mid ah infekshanka kaadi mareenka ku dhaco, fadlan qoraalkaan akhriso oo iska fiiri in aad astaamahaan kale leedahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
Daawada aad tilmaantay waa daawo xanuun baa'iye ah, hadduu infekshan jiro waxaa u baahan tahay daawo "antibiotic".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version