Author Topic: Su'aal: Kiniiniga Big power ka wadnaha wax ma yeeli karaa??  (Read 8146 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Canabcumar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kiniiniga Big power ka wadnaha wax ma yeeli karaa??
« on: February 22, 2016, 01:48:19 PM »
Asc su aashaydu waxay tahay kiniiniga pig power ka wadnaha wax ma yeeli karaa madama uu jirka bararinayo mahadsanidin ...




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kiniiniga Big power ka wadnaha wax ma yeeli karaa??
« Reply #1 on: February 28, 2016, 05:07:20 PM »
Haddii uu ka mid yahay daawooyinka Gym-ka loo qaato, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3797.0.html
Hadduu ka duwan yahay, fadlan magaciisa saxda ah iyo shirkadda samayso intaba noo soo qor.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: