Author Topic: Su'aal: Hooyadey ayaa waxay aaminsan tahay?  (Read 2900 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamudtoll

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hooyadey ayaa waxay aaminsan tahay?
« on: February 22, 2016, 07:18:18 PM »
Assalamu Caleykum Dhamaan Dhakhatiirta isku howlay in ay Caawiyaan Walaalahooda.

SU,AAL:- Hooyadey ayaa waxay aaminsan tahay in ay Qabto Xanuunka loo yaqano GAAS, waxayna Isticmaashaa kaniiniga Omeprazole muddo 15sano ah, marka laga baaray H.pylorina Negative ayay noqotay, hadda hooyo wey sii baaba,eysaa, mala dhihi karaa Kaniiniga ayaa ka batay? Talo iga siiya. Thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hooyadey ayaa waxay aaminsan tahay?
« Reply #1 on: February 28, 2016, 05:13:27 PM »
Waxaa la ogaan karaa markii hooyo dhakhtar uu arko, waxa ay dareemayso in waxyeello daawada ay tahay iyo inuu xanuun kale jiro, midda kale daawo muddo intaa la joogteeyo ma jirto, waxaa dhici karto in hooyo ay cillad kale oo caloosha ama mindhicirradu hayaan.
Akhriso qoraallo ku saabsan gaaska:
Xanuunka gaaska iyo waxa keeno iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Cunnooyinka u roon gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html
Gaaska iyo Stress-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6391.0.html

Fadlan qoraalka ugu dambeeyo safiican u akhriso.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: