Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kiniiniga Big power ka wadnaha wax ma yeeli karaa??
(1/1)
Canabcumar:
Asc su aashaydu waxay tahay kiniiniga pig power ka wadnaha wax ma yeeli karaa madama uu jirka bararinayo mahadsanidin ...
SomaliDoc:
Haddii uu ka mid yahay daawooyinka Gym-ka loo qaato, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3797.0.html
Hadduu ka duwan yahay, fadlan magaciisa saxda ah iyo shirkadda samayso intaba noo soo qor.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version