Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Afka ayaa i ura illaa muddo?

(1/1)

Zakariye:
asc wly wxan i haysta dhibato oo ah afka ayaa i ura illaa muddo dentist waa u tagay waana ok ilkaheyga warbaxinno aad ka qorteen waan aqrisaday lkn meesha kaliya aan kaga shagiyay waa Quumanka waxan isku argaa xaaqo badan oo marar soo raaca dhagaxyo tonsil stones qandho wn dareema marka mala iska soo saari karaa dhagaxyadaas anoo guriga jooga mise waa doctor iina hubiya in ay thay quumanka thanks

SomaliDoc:
Akhriso qoraal ku saabsan cabashadaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version