Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay Qarow ilaa iyo yaraanteydii

(1/1)

Mo Digdig:
ASC WR WB!

Sln kadib waxaan isku arkay Qarow ilaa iyo yaraanteydii, markii aan lakulmo asxaab ama qaraabo ama aan waxbarasho adag galo sida debate, presentation iyo I.w.m waxaan habeenkii ku qarwaa wixii ku hadlay maalintaas. Ma cudurbaa qarowgu? Maxaa keena? Sidee la isaga baabi'iyaa qarowga?  Jwb waad mhdsnthiin mar labaad somalidoctors.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan qarawga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2419.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version