Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan dhib ku qabaa buurnida naasaheyga?

(1/1)

Jaalle Siyaad:
salan ka dib.
su'asheyda waxe tahay waxan ahay qof dhalin yaro ah da'da 20,25 inta u dhaheyso miisaankeyga wa 78kg waxan kaliya aad u dhibsaday waxe tahay buurnida naasaheyga ayaad mooda in  ey yihin  gabar hada so baxeyso oo kale taasi cuqdad nafsaani ah ayan ku qabaa sababto ah guriga markan joogo ma is feero qaawin kari sido kale dhalin yarada xafada ila dagan bashaaal dhanka xeeebta lama adi kari tan kale buurnida nasaheyga waxan isku arkay mudo toban sano ah dhibkaaas aya i heesto walal hadi uu jiro dhakhtar qaabilsan arintan ama waxaad igu talin lahedeen
        mahadsanidin

SomaliDoc:
Fadlan akhriso qoraal aan kaga hadalnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5855.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version