Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Tinta ma leedahay da' ay joogsato koriinkeedu?

(1/1)

Canabcumar:
asc tintu da' ma leedahay ay bixideedu ku joogsato sida jismiga  matalan qofka dumara haday dhaafo 25 jir tinteeda ma dheereen kartaa mahadanidin????

SomaliDoc:
Tintu ma lahan xilli la isku waafaqsan yahay ee korriimadeeda ku istaagto.
tintu way daadan kartaa, wayna baa'i karta waxyaabo badan ayaana keeni karo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version