Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Waa maxay testosterone?

(1/1)

Mohamed saxane:
Waad mahadsan tihiin dhaqtarka bahda Somali doc

Waxan doonayaa in aad wax iiga iftiimisaan
Waxa uu yahay testosterone raga?
Muxuu u taraa raga?
Haduu yaraado maxaa dhacaya?
Haduu badan yahay maxaa faaiido ah?
Sidee loo kordhiyaa?
Cuntadee uu ku badan yahay?

Wabillahi towfiiq.

SomaliDoc:
Qoraal aan ka jawaabayno su'aalahaas ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5810.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version