Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Calool fadhi (bishii hal mar)?

(1/1)

Akhyaar:
Ascww, salaam kaddib, gabar aan dhalay 18-jir ah, ayaa hooyadeed waxay iisoo gudbisay inay saxarooto bishii hal mar, aad baan uga naxay, gabadhu ma xanuunsana, oo way iska shaqaysataa, iskuul ayey dhigataa, xogaa tabardarro ah, iyo korriinkeeda oo liito ayaan ku arkaynaa, maxaa keeni kara.

Mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Warkaas dib ugu laabo, macquul ma ahan in bishii hal mar la saxaroodo qofkuna uu isak fiican yahay oo uu shaqeesto sida aad tilmaantay.
Akhriso qoraal ku saabsan calol fadhiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version