Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: See loola tacaalaa qof ku sumooday sunta jiirka?

(1/1)

Cali Yusuf:
asc waa idin salaamay dhakhaatiirta sharafta leh. see loola tacaalaa qof ku sumooday sunta jiirka ee laga keenay kenya

SomaliDoc:
Sunta jiirka badanaa waxaa ku jirto maaddo loo yaqaano "organophosphate" oo halis ah hadduu qofka cuno.
Wuxuu qofka galayaa xaalad emergency ah, waxaana jirto qaab loo daaweeyo iyadoo la adeegsanayo daawo loo yaqaano "Atropine".
Waxaa xaaladaas la dhahaa "Organophosphate Poisoning", Fadlan qofka isla markibia isbitaal wayn hala geeyo oo daawadaas laga heli karo, ayna joogto dhakhaatiir aqoon u leh daaweynta xaaladaas.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version