Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha gacanta layskaga keeno?

(1/1)

Mursal Axmed:
Doctor asc waxan raba inaan ku waydiiyo biyaha gacanta layskaga keeno phyasically qofka wax ma uu yeelaan tusaale ahaan lugohoo dhuudhuubta ama qofkoo caato noqda? Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxyaabaha la arkay in ay keenaan siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version