Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxan isku arkay NEERFO xanun 2013?
(1/1)
Liiban Hassan:
Asc Somali medical
Waxan isku arkay NEERFO xanun 2013 ilaa hada walina Uma tagin DHAQTAR weyna igu kacan inta Badan markii ay igu kacan waxan darema xanun saaid ah markii ay igu bilabanayen waxa ay ka bilawden INDHO XANUN hadii an qoraxda ku socdo wey igu kacan hadii an Leerar Badan dhex galana wey igu kacan
Hadii an sidas sii ahado waxan ka dhaxli karaa xanunkan maxanse dawo u ah in kasto aan kanini farmashiyaha kaso Gato marki an xanunka LA jogi wayo
Mahadsanid
SomaliDoc:
In waxa aa dareemayso uu yahay xanuun neerfe iyo in kale in la fahmaa waa muhiim, fadlan dhakhtar u tag si loo ogaado.
Akhriso qoraal ku saabsan waxa neerfe uu yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version