Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa connection ah oo ka dhaxeeyn kara gastric and nerve?

(1/1)

Abdi21:
waxaan jecelahay inaan ogaado connectionka ka dhaxeeyn kara gastric iyo nerve sestemka iyo gastric iyo prain waxaa moodaa marka uu gastric aad iigu kacsan yahay inaan dareemo dhafooro xanuun iyo waxyaabo badan oo aan dareemi jiray mar hada ka hor nerve war wareer ah  la iga daaweeyay marka gastric nerve ama prain wax xiriir ah mala leeyahay

SomaliDoc:
Waxa ka dhaxeeyo astaamaha aad dareemaysid iyo gaastrikada, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6391.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version