Author Topic: Su'aal: Murqo xanuun muddo 4 sano ah?  (Read 3499 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qudhac

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Murqo xanuun muddo 4 sano ah?
« on: February 26, 2016, 08:31:07 PM »
Asc dr ad bad u mahadsantahy markahore su, aashayda maanta waa murqo xanuun dr mudo 4 sano ah murqaha garbaha hostoda ah aya i xanunaya hadda waxay uso gudbeen in naqaska ay igu dhajiyaan oo neefta i dhibto xoog hadan isdhaho u neefso wadna ama laabta ayan xanuun kadaremaya marba meel ayuu isku badalya xanuunka fedhaha yar yar ee wadnaha hostoda ah dhexdoda aya i xanuunta marmarka qaar sido kale murqaha lugaha iyo gacmahana way i xanunan zaa,id marmarka qaar lugaha waban ka socon kari waya hadan yara fadhisto oo markaba is dhoho soco waxad moda in qalajiso lugta igaga dhagtay marka wa inan yara tagnada dhowr saken si aan socodkayga cadiga ah usii wato takale dr murqaha ka hoseya mesha dhagaha hostoda ahna aad ayayy i xanuunaan hdaan afka zaa,id ukala qado ama aan taabto .wadamada horumaray ayan kunolahay markan dhakhtarka u tagana wuxu i dhaha gymta ama trening same wan sameyay lkn waxan xanun ka ahayn kama arkin,. dr ilahay khyr hakusiye wamaxay xanunkasi se maxa lagu daweya jazakalahu khayran




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Murqo xanuun muddo 4 sano ah?
« Reply #1 on: March 03, 2016, 03:05:24 PM »
Hal xanuun laguuma tilmaami karo, waxaad u baahan tahay in baaritaano lagugu sameeyo si loo kala sooco xanuunada keeni karo, fadlan akhriso qroaalladaan:
XUBNO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html
JILBO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html
FIBROMYALIGA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html
DHABAR-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html
LAFOBEEL: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html
MURQO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33870
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32943
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 24057
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 42296
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29986
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc