Author Topic: Su'aal: Ma la iska soo saari karaa tonsil stones?  (Read 3072 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zakariye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Ma la iska soo saari karaa tonsil stones?
« on: February 25, 2016, 05:39:26 PM »
Asc Dr mahdi aad ayn kuugu mahadcelinayaa howsha aad u hayso bulshada somaliyed
waxn rabaa Dr waxn isku arkaa marka an qufacaayo tonsil stone ayaa iga yimada mararka qaar marka.aan fiiriyey tonsil waxn arkaa.tonsil stones afkana uu i uraa illaa muddo dheer marka Dr ma iska soo saari karaa anoo u tagin doctor Etn sidee iskaga soo saari karaa maxaa daawo u ah iyo wixii dherad ah thanks




Offline Qudhac

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Ma la iska soo saari karaa tonsil stones?
« Reply #1 on: February 26, 2016, 08:35:42 PM »
asc bro haa wala iska soo saari karaa hadii xanuun ama infection ka hayo wax dhibleh maaha ana horay iskaga soo saaray markaa jwbtada waa haa hadii cilad uu kugu hayo iskasosaar sidaa ayan kugula talinya kabacdi 7 maalmood ayad daremaysa xanun marka wax cunayso lkn waxd iska ilaalisa wax kulul oodhan sigaarna ha cabin hada cabto khmarina ha cabin hada cabto sido kale shiishad ama qaad (jaad) ha u dhaawan mudada isbuca ah.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ma la iska soo saari karaa tonsil stones?
« Reply #2 on: March 03, 2016, 02:30:03 PM »
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: