Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: waxaa I xanuunta mudo lafta dhabarka?

(1/1)

Fatimah M:
Asc  Somali  doctor  ilahay  ajar  iyo  xasaad  ha idinka  siiyo  faa'idada  ad  no haysaan  su'aashaydu  waa  waxaa  I xanuunta  mudo  lafta  dhabarka  meesha  u  dhaxaysa  labada  garab  aad  ayay  ii  olashaa  waxaynA  Isla  Kay  xanuunta  dhinaca  hore  e  laabta  on  u malayn  in lagu  magacaabo  labxada  siiba  markaan  gaajodo  ayay  saaid  i  olashaa  fastaa  dhabarka  waxaan  u maleeyay  gaas  tuubo  ayaa  calosha  LA iga  firiyay  gaas  MA lihid  ayaa  LA I dhahay  mudo  ayay  I xauunaysaa  laftaas  waana  si  olal  o Kala  ah  ilahay  khayr  ha idin  siiyo

SomaliDoc:
Meesha aad tilmaantay in ay ku xanuunayso waxyaabo badan ayaa keeni karo, waxaana kaga hadalnay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3430.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version