Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sanad iyo badh ka hor ayaa tintu iga daatay?
(1/1)
Yusuf Ahmed:
Dr waxan ahay wiil 27 jira sanad iyo badh ka hor ayaa tintu iga daatay inta hore ee fooda kadib waxan xidhay kofiyad marka waxa khafiif noqday tinta inta kale ee badhtanka dhakada ku beegan bidaarta hido uma lihin
Meesha ay tintu ka daadatay waxan ka dareema cuncun badan
Iyo finan yaryar
Iyo dhidid wali uman tagin dhakhtar maqaarka
Lkn waxan u tagay dhakhtar qabilsan xanuunada uur ku jirta wayo xanuun calosha ah ayaa in badan I hayay inti tintu iga dadatay ba wuu I hayay xanuunka dhakhtarku wuxu igu sheegay igfashan (helicobacter_ behadlung) magaca ayu igu sheegay dr hadad I cawin karto waxan jecla inad I shegto igabashankan wuxu yahay iyo timaha waxad igula talinayso
Aadbad u mahadsantin bahdina is xilqaantay ee dadka u dadalaya mar labad iyo mar sadexadba mahadsanidin
SomaliDoc:
Infekshankaa lagugu sheegay qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.0.html
Timaha daatayne halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version