Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Lafa xanuun iyo hur jirka habeenkii?
(1/1)
Amka12:
As doctors waan idin salaamay marka hore marka xigto waxaan qabaa suaal ah hooyaday oo wadankii jirto ayaa xanuunsan w axaana xanuuno lafaha OK dhan sidoo kale jirka dhan ayaa habeenkii huraayo oo wayna qandhanaysaa habeenki dhaqatiir badan baa LA geeeyey wax xanuun oon gastric ahayn ma qabtid ayey leeyihiin marka walaalayaal waxaan idinka rab aa caawin hadaad IGA caawin kartaan ilaahay qayr badan ha idin siiyo dhamaantiin
Amiin yaaa Allah,
SomaliDoc:
Fadlan maamada hala baaro xanuuanda lafaha, kuwaasoo keeni kara lafa xanuun iyo kor hur sida: roomaatiisamka, riixa iyo kaalsiyam yarida.
Maamada hala qaado dhiigagaan: F.H.G, ESR, RR iyo Calcium + Phosphate
Navigation
[0] Message Index
Go to full version