Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Murqo xanuun Gymka kadib?

(1/1)

Diihaal Guuto:
ASC dr.
Su'aal.
Waxaan dhawaan bilaabey GYM,
Waan ordaa waxaan kaloo sameeyaa jimicsiyo caadiya waxaan qaadaa biro qiyaasley oon qaadi karo.
Marka waxaa igu dhacay murqo xanuun badan.
Wax daawooyina ka Gymka ah ma qaato oo somalidoc baa nagala talisey.
Maxaan ku xalin karaa murqo xanuunkaad faraha badan?

SomaliDoc:
Murqo xanuunka la dareemo markuu Gym-ka kugu cusub yahay waa arrin dabiici ah, waxayna ka timaadaa howsha ku cusub murqaha oo daal u keento "muscle fatigue", hadduu xanuunka saa'id kugu yahay, xanuun baab'iye qaado, hadduu saa'id ahayne waa arrin caadi ah ee ha isku welwelin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version