Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ilkaha qasan?
(1/1)
Diihaal Guuto:
Asalaamu Caleykum.
Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska kaleh.
Sido kale waxan umahad celin dhakhtarka Howshaan muhiimka ah noohaya.
Su"aasheyda hadaan ugudbo,
Waxaa iska keyqasan ilkaha qeybtooda hoose oo aan simneyn.
Arintaas sidee ugu haboon oo u xalin karaa maxase talaa oo isiin lahayd Dr
SomaliDoc:
Ka akrhriso halkaan qoraal ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4288.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version