Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxa Xanun Ka Dareemaa Xudunka Hoosteeda?

(1/1)

Altastar10:
Asc Waxa Waqti Shalay U Tagay Dr-ka Waxa U Sheegay Inuu Xanuun I Haayo Oo Dhanka Hoose Ah Wxa Uu ii Diray Dhiig Iyi Kaadi Inan Iska Qaado Kadib Waxa Uu Igu Yiri Waxba Ka Ma Qabtid Waa Fiican Tahay.......

Anigase Waxa Dareema Xanuun Dhanka 2-da Dhinac Ee Xudunta Hoosteeda Ah Illaaa 2-da Xaniyood Oo Aan Sidaa U Sii Badnayn Aanse Ka Dareemo Gudaha Xanuun Meel Dheer Ay  Waqtiyada Qaar Sida
1-Marka Uu Dareenkayga Is Badalo
2-Marka Aan Gabadha An Hada Guursaday U Tago..
-3-Mararka Qaar Oo Fadhiyo Guriga Ama Shaqada.......
                                                                                Wabillaahi Towfiiq

SomaliDoc:
Xanuunkaan waxaa loo yaqaanaa "Cystitis" ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6468.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version