Arar: inkastoo aysan Caafimadka la xiriirin hadana waa luuqadeenii hooyo,waxaan gooni u soo ururin doonaa kuwa la xiriira cafimadka,cuduradda,xanuunadda,dhismahaha jirka, waxaan filayaa dhalin yaradda wax ku baratay luuqadaha kale inay anfici doonto .... Somaliddii hore Caanaha way wadaagi jireen. reer galbeedkuna xukunkay wadaagan ( xukun wadaag waa Hunguri wadaag, halkii wiil waal ) fadlan nala wadaag wixii ereyo Somali ah, oo la xiriir cafimadka,cuduradda,dhismaha jirka ee ku taqaanid Somali-ga..
A (a) xarafka koobaad ee elifka soomaalida.waa shaqal
-a naxwe qodob raaca ereyada lab oo kelida ah oo lixda shibena ku dhamaada
(c,h,kh,q,x hamzada magaca,daaha,jookha,maraq-a,madax-a,iyo go-a
Aa(a)xarafka (a) oo dheer
Aaabayeelid (da) u dan gelid,tixgelin
Aabayn (ta)tixgelin,aabo yeelid
2-(weel) xoolayn.
Aabe (ha) qof lab oo wax dhalay labada waalid Kan lab ah ama (Aabo)
Aabur- ka weel afka ka awda;dabool,fur
Aaburan: Aabur la saaray
la daboolay,furaysan
Aabburid(-da)weel dabool saarid,daboolid
Aabi(-ga)Arrin aan jid ahayn oo cid lagula kaco;gardarro,maag,daandaansi
Aabo(-ha)tixgelis:danayn
Aabayeel
Aad -dhab si daran 2.adigu
-aad – tiraab labo dabo karo tirada oo muujiya jagada tiradaasi ku abaaran tahay( seddex-aad 3d)shan-aad,5d sagaal-aad 9d
Aadaan: ereyo yar oo lagu dheeraysto oo dadka tukashada loogu yeero (addin)
Aadane-(ha) intii nebi Aadan dhalay ka mid ah, dad, qof.
Aaddan- ku abbaaran,toosan,eg, beegan.
Aaddanaan (ta)ku abaarnaan,toosnaan,ekaan, beegnaan.
Aadid(da) meel ku socosho tegid
Aafeyn: aafo gaarsiin
Aafo (da) dhibaato aad u weyn
Aagaan-(ka)furka aagaamaha iyo haamaha lagu daboolo.
2-haan yar
Aakhir (ka) kan danbe
Aakhiro (da) Meesha iyo nolosha danbe ee lagu noolaan doono,kolka aduunka laga tago
Aalaa: inta badan,badanaa,dhaaxa,qajeel
Aalad (-da) Alaabo wax lagu qabsado,qalab,hub
Aaladeyn: Aalad u yeelid,qalabayn,
Qalabayn,qurxin,
-aale: Erey ulajeeddadiisu dhow tahay”kasta”walba “alla”sida “had iyo goor aale”wax alla allaale
Aalkol (-ka)biyabbiyood aan midab oo baabi’I og,oo siyaalo badan loo soo saaro,waxna loogu qabsado ama “aalkolo”
Aalo (-da)qaalmaha yaryar oo lo’da
Aameel: (-ka) 1 haruub 2.wixii waxay arkaan iska raaca.
Aamiin: erey ducada dabadeeda la yiraahdo oo ula jeedadiisu tahay “ilaahow aqbal”
Aammin: 1 qof aan dhagar iyo laqdabo aqoon,daacad,lillahi 2,meel,kd.nabad ah,aan cabsi lahayn
Aamminid(da) kalsooni ku qabid rumaysasho,rumaysasho.
Aaminnimo(da) Aammin ahaansho,daacadnimo,lillaahinnimo.
Aamus: hadal la’aan, shib,
Aamusan :aan hadal lahayn shib ah.
Aammusnaan:hadlin la’aan,shib ahaan
Aan:Aniga,aan,I,ii anaga,inniga,aanu,na,noo,qofka hadlaya ama wax qora haya
Aanayn: Aano ku raadin ama darteed wax ku yeelid.
Aano(da) xumaan hore oo lays gaarsiiyay oo in laga aar guto uurka lagu hayo,gudub,utun,asaaye,aarsi,dakano
Aar (ka) libaax wayn oo lab ah,2.Aan baqin,geesi, 3. Aarsi
Aaran : qaalmaha yar yar oo geela,qaan,2.doog iyo barwaaqo
Aarbax(a)Eadbax
Aarbixid(da)Eed bixid
Aargudasho: (da) aarsasho,aarid,
Aargudid:(da)Aarid
Aarid (da)qof hor loo dilay darti,qof u dilid.aargudid.
Aarnimmo(da)Aar ahaansho,geesinimo
Aarsasho(da) Aargudasho,Aarid
Aarnimo (da)Aarnimo,geesinimo.
Aarsasho(da)Aargudasho
Aarsi(ga)Aargudad,aarsad.
Aas:(ka)xabaasha (dadka dhinta)iyo waxa ku saabsab,duug
2.Iftiinka midabyada leh oo qoraxdhaca,cirguduud,cilcillow
Aasan: la xabaalay, la duugay
Aashaa: aash Si miyir leh,iyo xasilooni ku jirto,aayar,tartiib
Ashuun(ka)weel biyah lagu shubo oo laga sameeyo dhoobo,malbo,jalxad,shaaanbi,ballaas.
Aasid : xabaal ku ridid,duugid,xabaalid.
Aasnaan (ta)wax la xabaalay ahaan
Aasmid : xabaalmid duugmid,
Aasnaan:wax la xabaal ahaan,xabaalnaan
Aaway? Xagee buu (ama “bay”) jiraa ama jirtaa, meeyay, meeday ama aaway.
Aawo:daraar,dar,aw
Aayad (da)suurad quraan,tixadda ay ka koobaan tahay,midiiba.2-wax aah horay loo arki oo yaab leh 3.mucjiso
Aayar: si deggan oo miyir leh,qun yar,tartiib,xasil.
Aayatiin(ka)wax tar aan durbaba dhalane.waa danbe,oo iyadda oo loo baahan yahay,wax tarkooda helid,ku tabkicid.
Aayo_(da)wa shedan tahay) Carruurta hooyadood mahee,oorida kale,oo Aabbahood qabo.
2.ha.waxtar waa danbe wax laga dheefo,ciribdanbeed,aayatiin,meecaad,
liil danbe ama “aaye”
Ab (ka) Awoowayaashii hore oo laga soo jeeday isir,wasiir,walcan
Abaabulid(da)
Abaabulid :(da) Arrin isku duwid:hagaajin,qabanqaabin,dumid,(col)
Abaadid(da)ku ku daa’imid,ku waarid,ku ahaansho
Abaahi (ga)isu taga awrka iyo hasha
Abaahid(da)(awr)kudid
Abaaji(ga)Lumid waa danbe la tabo,tasow
Abaajiyid(da) Baadi wax badan sii maqnayd,iyadoo aan la tebin,tasoobid
Abaal(ka)Samalfal la isku galay,xusuusta wanaagsan iyo mahada la isku hayo,lib galad.
Abaaldhac(a)Abaal la isku falay been iyo asaaraarid ku gudid.
Abaaldhicid(da)Abaal la isku galay oo la asaraaro, la beeneeyo.
Abaalgud(ka)wanaag iyo samal fal laysku galay oo wanaag kale lagu gudo.
Abaal gudid(da)Abaalmarin,abaal celin.
Abaalhayn(ta)Samaan la isu falay,mahad iyo xusuus wanaagsan u hayn.
Abaalmarin:(ta)Abaalkiis abaal leg marin,abaal gudid.
Abaar(ta)Roob la’aan,doog la’aan,jiilaal dheraaday.
Abaarayn(ta)Abaar ka dhegid.
Abaarikeentay:(da_ga)Dad aan dhulka u dhalan oo waa danbe dalaw ku yimid.gadaal ka imaad,kooyto,(ab’ogaa iyo)
Abaaroobid(da)Abaar noqosho.
Abab(da)Daaq barad(xoolo)
2.Dhallaanka yaryar waxbarsha doobo hore si cunno cunidda.sansaanka,habka,ku hayashada
ama (abaab)
Ababid(dad)yaraanta iyo korrimada hore,wax ku barasho.
Abad: kolna,marna,weli.
Abaqaal(ka)geed,dad) meel laga rujiyo oo meel kale lagu abuuro,meel kale lagu koriyo,tallaal.
Abasax(a)geel…hasha kolka ay u baahan tahay owrka,sida ay tahay.
Abaydin(ta) caruur,canaaha ay hooyada ka nuugaan,ka gooyn.
2.caano aan kuwa hooyada ahayn,oo xoolaad,caruur siin oo ku korin.3.caruur lafteeda.
Abbaan (ka)Dad u taliya,madax, magan galin.
Abbaanduule (ha)col ama ciidan duulaan ah,kan u madaxa ah.colwade,maqaddin, ama amaanduule.
Abbaanwarre(ha)Labada isku dhaxa kan lab,say,nin.
Abbaar(ta)sida eg,tusmo,marin.addanaan
Abbaaraha: Goor aan la sugi karin,laakiin la soo dhawaynayo.
Abbaaraha: Goor aan la sugi karin,lakiin la soo dhawayn karo,ku dhawaad,meelahaas,qiyaas.
Abbaaran:(ku)ku beegan,ku toosan,ku aadan,
Abbaarid(da)leexleexad la’aan, iyo toos u aadid(ku) ku toosin,ku duwid,ku aadin.
Abboowe (ha) Erey walaal u dhigan oo kuwa wada dhashay am xigto ah ama isjecel,isugu yeeraan.ama boowe.
Abeer(ka)Neef ishkin ah (geel, lo) oo dhegid ah oo guurtuu ku curan lahaa aan ku curan,qaalin wali dhalin galgaal.(lo)tabis,ari. Ama ameer.
Abeeso(da)jaadad badan oo halaq ka mid ah qaarkood wabaayo leeyihiin,waxaa jira qaar lugo leh.iyagana abeeso lagu magacaabo.
Abeeso-lugaley(da)jaad halaqa ka mid ah oo qalajisadda waa wayn lagu tirsho oo afar adin iyo dabo leh,maso lugaleey,riyonuug.
Abeesow (ga) Cudur oogada dadka ku dhaca oo haraga u ekaado haraga abeesada.
Abguri(da)jaadadka abeesado midkood,beey.
Abhin(ta) Qofka laga baqo hayo,ama wax laga celina hayo,hadal sameeya oo uu ka baqo(sida: hadii uu Allahaa Alle yahay)ha ila hadlid.